Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo La Fasaxay Maalinta Kowaad ee Sanadka Cusub 2017

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha Dawladda Md. Sharmaake Axmed Muxumed ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in maalinta Axadda ee 01 January 2017 ay shaqaalaha dawladdu yihiin fasax.

Gudoomiyaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegya in shaqaalaha dawladdu ay fasax yihiin maalinimadda Axadda ee 01 January 2016.

“Wargalinta u horaysa oo noqon doonta  in jamhuuriyadda Somaliland shaqaale waynaha aynu ku wargalinayno annagoo ah hay’adda shaqaalaha jamhuuriyadda Somaliland in barito oo ah 01 bisha kowaad ee 2017 noqon doonto maalin fasax ah oo shaqaalaha dawladdu ka nastaan maalin hawleedkoodii, si ay ugu soo hiloobaan uguna soo diyaar garoobaan hawsha bilowga sanadka cusub”, sidaasi waxaa yidhi gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Sharmaake.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.