Shabaab oo 5 Qof oo Rayid ah ku Dishey Tiyeeglow

Muqdisho – (warsoor) – Dadka ku nool magaalada Tiygelow ayaaa sheegay in ugu yaraan shan qof oo rayid ah ay dileen maleeshiyada ururka Al-Shabab oo magaalada qabsaday toddobaakdii hore, kadib markii ay halkaasi iskaga baxeen ciidamadii Itoobiya iyo kuwa Soomaalida.

al-shababa-guuto

Dadka la dilay ayaa wararku sheegayaan in lagu eedeeyey inay gacan u fidiyeen ciidamada shisheeye, waxayna tirada dadka rayidka ah ee lagu dilay magaalada tan iyo bixitaankii cidiamada Itoobiya ka dhigaysaa shan qof.

Ibraahim Xasan Daandurey ayaa arrimahan ka waraystay gudoomiyaha degmada Tiyeglow Moxamed Cabdalla Xasan (Food Cadde) oo haatan ku sugan magaalada Xuddur.

Xigasho: voasomali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.