Saraakiisha Haayada EUCAP Ayaa Booqasho Ku Yimi Xarunta Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Saraakiisha Haayada European Mission Ayaa Booqasho Ku Yimi Xarunta Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Maamulka sare ee Ciidanka Dab-demiska oo ay ugu horeeyaan Taliyaha Ciidanka Dab-demiska, Taliye Xigeenka Cabdi Xamiid Faarax Iidle, Suldaan Axmed Daahir oo ka mida guddida sare ee Ciidanka Dab-demiska.Waftigan oo ay Hogaaminayaan John Marko iyo Cumar Jibriil oo ka mida Saraakiisah Haayadaasi.

Ugu Horayna waxaa halkaa sharax badan uga bixiyay haayada Taliyaha Ciidanka Axmed Sawaaxili, waxaanu sheegay halka laga soo bilaabay ciidanka Dab-demiska iyo halka uu maanta uu marayo, sidoo kalena wuxuu taliyuhu u sharaxay qaybaha kala duwan ee ay ka koobantahay xarunta ciidanka dabdemisku.

Dhanka kale wuxuu taliye sawaaxili soo dhaweeyay wada shaqayn dhex marta labada dhinac Haayada EUCAP iyo Ciidanka Dabdemiska Qaranka waxaanu sheegay inay aad u dhawaynayaan Maamulka sare ee Haayada.

Dhankooda Saraakiisha Haayada EUCAP ayaa ka mahadnaqay soo dhawaynta ballaadhan ee Maamulka sare ee Ciidanka Dabdemisku u sameeyaan waxaanay sheegeen inay wada shaqayn wanaagsan la yeelan doonaan ciidanka dabdemiska oo imika xawaare wanaagsan oo dhanka horumarka ah ku socda.

Ugu Dambayna waxaa maamulka sare ee dabdemiska iyo Haayadu soo mareen dhamaan xafiisyada kala duwan, goobaha gaadiidka ee hoostada iyo dhamaan dhismayaasha kala duwan ee xarunta ciidanka dabdemiska Magaalada hargeysa ka koobantahay.

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska Qaranka

Hargeysa/ Somaliland.

Hargeysa@gmail.com

Hargeisafire.com

990- Emergency Call.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.