Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Wasiir Uu Kulan La Qaatay

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Dib u dajinta Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay safiirka Holland u fadhiya dalka Kenya, waxaanay ka wadda hadleen sidii dadka xaqootiga ah ee dalka ku soo laabanya loogu samayn lahaa dib u dajin.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.