Sacuudiga oo go’aanki hore wax ka badalay ee qiraa’ada Salaada

ISLAAM – (WARSOOR) – Boqortooyadda Sacuudiga ayaa go’aankii ay hore ugu joojisay in quraanka lagu akhriyo salaadaha Jahriga ah. Go’aankan ayaa wax laga badlay in laga soo reebo salaadaha Jimcaha iyo ciidaha.

Halkan ka daawo muxaadiranad oo sheekhu kaga hadlaayo dhagarta ay diinta ku hayso boqortooyadda Sacuudi.