Ronaldo oo danaynaya inuu ku biiro Juventus

Sida uu sheegay Guillem Balague Ronaldo ayaa doonaya inuu ku biirto Kooxda Juventus ee ka ciyaarta horyaalka Talyaaniga.

Shabakada Sky Sports ayaa sheegay in Real ay ku fasixi doonto Ronaldo aduun dhanย  ยฃ88m, lacagtaasi ay diyaar la tahay kooxda ka ciyaarta horyaalka Talyaaniga ee Juventus.

Guillem Balague ayaa sheegay in Ronaldo diyaar u yahay inuu ka huleego Mardrid una gudbo gayiga Talyaaniga.

Juventus ayaa sheegtay in diyaar ay ula yihiin Ronaldo heshiis shan sano ah oo mushahar u qaadan doono sanadkii $30 milyan oo dollar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.