MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulanka Tiirka Dhaqaalaha oo lagu falanqeeyay jiheynta iyo kor-joogteynta mashaariicda horumarineed ee dalka ka socda.