Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Madaxa Qaxootiga Aduunka Filippo Grandi

Muqdisho – (WARSOOR) – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qoxotiga(UNHCR), Filippo Grandi oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Filippo Grandi ayaa ka wada hadlay Arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Qaxootiga Soomaalida iyo sida loo sii laba laabi karo kaalmada la siinayo.

Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga Mr. Grandi ayaa mudo labo beri ah ku sugnaan doono Muqdisho,wuxuuna carabka ku adkeeyay in ay ka shaqaynayaan hurumarinta iyo caawinta qaxootiga Soomaliyeed.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ayaa inta badan waxay caawisaa Qaxootiga Aduunka gaar ahaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee daruufaha kala gedisan ay heystaan.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.