Sheekh Dirir: Sunnaha Nabiga oo La Raaco

HARGEYSA – (WARSOOR) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa khudbadiisii Jimacaha ku soo qaatay raacida…

Ilaalinta Diinta Waajibaadk Inaga Saaran

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Xasaan ayaan ka hadlay wajaabidaadka inaga saaran ilaalinta diinta Islaamka iyo…

Masuuliyadda Bulshada Ka Saaran Diinta

HARGEYSA – (WARSOOR) – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa muxaadiradan kaga hadli doona masuuliyadaha bulshada…

Waajibka Inaga Saaran Muslimnimada Shacab Iyo Dawladba” Sh Barbaraawi

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi ayaa khudbadii Jimcaha ku soo qaatay sida ay diintu…

Muxaadirada 1aad ee Kulan diimeedka 3aad ee Anaaru Sunna

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Cabdirashiid Sheeekh Cali Suufi oo la siiyey muxaadiradii ugu horaysay ee…

Wasiirka Diinta Iyo Aw Qaafta Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Kulan Diimeedka 3aad Ee Ansaaru Sunna

HARGEYSA – (WARSOOR) – Kulankaas waxa ka soo qayb-galay culimo ka kala timi meelo badan oo…

Furitaankii Shir Laga Hadlaayey Arimaha Islaamka oo Hargeysa Ka Furmay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Waxaa magaalada Hargeysa Khamiistii ka furmay shir laga hadlaayey Arimaha Islaanka oo…

Fadliga kujira 10ka Bisha dul Xija Sh Xassaan

Islaam – (warsoor) – Sheekh Xasaan ayaa muxaadiradan kooban kaga hadliya fadliga ku jira 10 maalmood…

Suaashan wali makuugu soo dhacday? !!! … Sh Maxamud Shibli

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Maxamud Shibli ayaa la waydiiyey su’aal la xidhiidhay cilmi nafsiga oo…

Ka Digtoonaanta Israafka iyo Dawadiisa

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa qudbadii jimcaha waxaa uu kaga hadlay…