Xukuumadda oo Meel Marisay Siyaasadda Jaangoynta Mushaarka iyo Darajooyinka Shaqaalaha rayidka ee Dowladda

MUQDISHO – (WARSOOR) – Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada

MUQDISHO – (WARSOOR)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo Kulan La Yeeshay Danjiraha Midowga Yurub

MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha…

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacbiga Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA QATAR

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay…

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO QAABILAY DANJIRAHA CUSUB EE DALKA IMAARAADKA CARABTA

Muqdisho – (warsoor)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN

Maxaas – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas…

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN LA QAATAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HIIRAAN

Muqdisho – (WARSOOR) – Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

Madaxda Hay’adaha Sirdoonka XFS oo booqday Xarunta Taliska Sirdoonka Ethiopia

Itoobiya – (warsoor) – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad…

Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia

Belgrade – (WARSOOR) – Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed…