Qarax khasaaro geystay oo lala eegtay ciidammo ka tirsan Jubbaland

Kismaanyo โ€“ (warsoor) – Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen ciidammadaan ka tirsan maamulka Jubbaland.

Askarta dhaawacyada qaba ayaa la geeyay isbitalka magaalada Kismaayo, sida uu ku soo waramayo wariyaha Wakaaladda SONNA eek u sugan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose.

Mudooyinkaan danbe ayaa ciidanka Jubbaland waxay sii xoojiyeen dagaalada ka dhan ah maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab kuwaas oo u bareeray inay shacabka Soomaaliyeed u laayaan si aanan kala sooc lahayn.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.