Qaar Kamida Masuuliyiinta Sarsare Ee Xisbiga Waddani Oo Casho Sharafa Loogu Sameeyey Dalka Germany

Frankfurt – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalweynaha Germany Md. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) iyo Masuuliyiinta Sarre ee Laanta Xisbiga Waddani Germany ayaa casho sharaf heerkeedu aad u sareeyo ku maamuusay Xubno sar sare oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee heer Qaran iyo Qaarada Yurub.

Masuuliyiinta uu Gudoomiyuhu caawa casuumadan casho sharaf sameeyey ayaa waxa kamid ahaa Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Dr.Maxamed Cismaan Fadal Gudoomiyaha Qaraada Yurub ee Xisbiga Waddani Axmed Cali Naahi iyo sidoo kale Masuuliyiin kale oo ka socda Dalka UK iyo qaybo kale oo kamida qaarada Yurub.

Kulankan Cashada ah oo caawa ka qabsoomay magaalada Bayern Munich ayaa waxa ay waftigani Dalka Germany u yimaadeen sidii ay uga qaybgali lahaayeen Xaflad weyn oo maalina bari ka dhici doonta magaalada Frankfurt ee dalka Germany oo loo qabandoono taageerayaal Miisaan culus leh oo Xisbiga Waddani kusoo biiridoona kuwaas oo hore u ahaan jiray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee New Ucid Qaar Kamida Masuuliyiinta Sarsare Ee Xisbiga Waddani Oo Casho Sharafa Loogu Sameeyey Dalka Germany.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalweynaha Germany Md. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) ayaa casho sharaf heerkeedu aad u sareeyo ku maamuusay Xubno sar sare oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee heer Qaran iyo Qaarada Yurub.

Masuuliyiinta casuumadan casho sharaf ah loo sameeyey ayaa waxa kamid ahaa Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Dr.Maxamed Cismaan Fadal Gudoomiyaha Qaraada Yurub ee Xisbiga Waddani Axmed Cali Naahi iyo sidoo kale Masuuliyiin kale oo ka socda Dalka UK iyo qaybo kale oo kamida qaarada Yurub.

Waftigan soo gaadhay Dalka Germany ayaa waxa ay u yimaadeen sidii ay uga qaybgali lahaayeen Xaflad weyn oo maalina bari ka dhici doonta magaalada Frankfurt ee dalka Germany oo loo qabandoono taageerayaal Miisaan culus leh oo Xisbiga Waddani kusoo biiridoona kuwaas oo hore u ahaan jiray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee New Ucid.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.