Puntland oo ku eedaysay dagaalka Gaalkacyo ka dhacay Galmudug iyo Alshabaab

Garoowe – (warsoor) – Dawladda Puntland ayaa ku eedaysay in weerarkan saaka ka dhacay Gaalkacyo ay ka dambeeyaan Galmudug iyo Al-shabaab oo ay kaga aargudanayaan duqayntii cirka ee dhawaan Maraykanku la beegsaday ciidamo la sheegay in Galmudug ka tirsanaayeen warar kalena sheegeen in xubno Al-shabaab ah lagu dilay.

img_485a40-564d93-1c2774-e8235f-01a928-562c43

Afhyeenka maamul goboleedka Punland Cabdilaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel ayaa war-murtiyeed uu ka soo saarat xafiiska madaxtooyada Puntland waxaa uu eeday in dagalkan ka dhacay Gaalkacyo uu yahay mid ay ka dambayso Galmudug iyo Al-shabaab.

Halkan ka daalaco war-murtiyeedka Afhayeenka madaxtooyada Puntland:

war-murtiyed-puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.