WASHINGTON — (WARSOOR) – Cabdisalaan Cali Cabdi oo ah ordyahan dhalinyaro ah oo ku nool dalka Switzerland ayaa shalay ku guulaystay orodka 5000 oo mitir ee dhalinyarada 20-jirka ka yar, isaga oo ku ordaya magaca Soomaaliya.