Nooca dhiiggaaga iyo Dabeecada qofkaad tahay!

Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+ (38%), halka O- (6%) caalamka oo dhan. Dadka caalamka ku nool ee leh dhiig A+(34%) halka A- (6%).

Dadka leh dhiiga B+ (9%), halka B- (2%). AB waxaa leh dad caalamka ka ah 4%, nooca dhiig ee ugu yar caalamkananwaa AB- waxayna caalamka ka yihiin 1%, dadkan waa in ay aad utaxadaraan haday joogaan goob aan lahayn Bangi dhiig(Blood Bank).

Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.

Dhiiga( O)

  • Qof isku kalsoon
    Qof adag(Strong)
  • Qof Kulul
  • Qof Qableh(Proud)
  • Qof umada dhex gali og(Social)
  • Qof firfircoon( Energetic)
  • Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)
  • Qof dareenkiisa aan qarsann karin
  • Qof khatarta qaata( Risk Taker)

Dhiiga(A)

  • Qof dagan(Cool)
  • Qof adeecid badan( Obedient)
  • Qof xishood badan
  • Qof akhlaaq leh(Polite)
  • Qof daacad ah( Loyal)
  • Qof nafhuris badan
  • Qof daryeel badan
  • Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)
  • Qof feejigan.

Dhiiga (B)

  • Dad farxad badan
  • Dad firfircoon( Active)
  • Dad Naxariis badan( Kind)
  • Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
  • Dad buuq badan( Noisy)
  • Dad ilowsho badan( Forgetful)
  • Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
  • Dad madadaalada jecel (Entertaining Lovers)

Dhiiga (AB)

  • Dad Hal abuur leh( Creative)
  • Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)
  • Dad isbadal badan( Flexible)
  • Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)
  • Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)
  • Dad xirfado badan
  • Dad khatarta qaata( People who take risks)
  • Dad isku kalsoon
  • Dad daacad ah( Loyal)