Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay In Maxkamaddu Ku Dhawaaqay In La Hirgalinaayo Heshiishkii Labada Garab ee UCID

Hargeysa – (warsoor) – Musharaxa Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in maxkamadda Somaliland ay go’aamisay in la hirgaliyo heshiiskii lagu Jaamaal loogu doortay musharaxnimadda.

jamaalcalixuseen

Musharax Jamaal Cali Xuseen oo shir jaraa’id qabtay markii ay maxkamaddu go’aanka ka soo saartay khilaafka xisbiga UCID.

Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in maxkamaddu ay amar siisay amarkaana ay dhinacooda fulinayaa kana soo baxayaan, una diyaar garoobayaa inay diyaariyaan dhinacooda shirweynaha xisbiga UCID.

Hlaka ka daawo warka Jamaal Cali oo aan ka soo xigtay Maal Channel:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.