Musharax Cirro Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Baqoolay Saaka Magaalada Boorama

Hargeysa – (warsoor) – Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xaaji Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wefti culus oo uu hoggaaminayo oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI , ayaa saaka u jarmaaday dhagaa iyo gobolka Awdal.
Weftigan Xisbiga WADDANI ee uu hoggaaminayo Musharax Cirro , ayaa socdaalkoodan gobolka Awdal ay ugu baxeen uu la xidhiidhaa dar-dar-gelinta howlaha Xisbiga WADDANI, iyo munaasabado isa daba-joog ah oo uu Xisbigu ugu qabanayo magaalada Boorama siyaasiyiin, aqoon-yahan iyo hal-door kusoo biiraya Xisbiga.
 
Dhanka kalene bulsha weynte ku dhaqan goboka Awdal, ayaa maal-mihii ugu danbeeyey isku diyaarinayey soo dhaweynta weftiga uu hoggaaminayo Musharax Xisbi mucaaradka ah WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro. iyadoo subaxan saaka ah oo uu weftigaWADDANI ku jihaysan-yahay gobolka Awdal ay dad weynaha ku dhaqan gobolkaasi iskugu soo baxeen soo dhaweynta weftiga, kuwaas oo taxan degmada Dilla ilaa xarunta caasimada Awdal ee Boorama, iyagoo sita astaanta muuqa dheer ee Xisbiga WADDANI, halka qaarkoodna ay ku labisan-yihiin calanka Xisbiga, isla markaana waxay ku dhawaaqayaan erayo ay ku muujinayaa taageerada ay u hayaa Xisbi Mucaaradka WADDANI, waxaana xusid mudan in ay luuqaynayaa heesaha Xisbiga WADDANI iyo kuwo isbedel doonka ah.
Faah-faahin dheeraad ah oo la xidhiidha Warkan Socdaal Weftiga uu Hoggaaminayo Musharax Cirro ay ugu baxeen Boorama oo fillo goordhaw.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.