Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo baaq u diray taageerayaasha xisbiga Inbox x

Hargeysa- (warsoor) – Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq u diray taageerayaasha xisbiga ee ka qaybqaadanaya isu-soo baxyada ololaha xisbiga oo maalintiisii afraad tahay berri.

Md. Muuse Biixi waxa uu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyey xaflad ballaadhan oo haweenwaynaha degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May ee Hargeysa ku taageerayeen xisbiga, taas oo ka dhacday huteelka Guuleed galabta.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.