Mudaharaad ay sameyeen dadka Danyarta Magalada Caynaba, Kuwaasi oo Maamulka ku eedeyey inanay deeqaha soo gaadhsiin

Burco – (warsoor) – Waxa Maanta Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Ka Dhacay Mudaharaad Salmiya Oo Ay Dhigeen Dadka Xoola Dhaqatadaa Ee Ku Nool Kaamamka Magaalada Caynaba Mudaharaadkan Ayaa Daaranayaa Cabasho La Xidhiidho In Aan Maamulku Si Cadaalada U Qaybin Deeqooyinka La Soo Gaadhsiiyo
Sidoo kale Mudahaaradkan Ayaa Daarana Xildhibaano Sadaxdii Cisho Ku Xidhnaa  Saldhiga Dhaxe Ee Caynaba.
Halkan ka daawo:
https://m.youtube.com/watch?v=6SiyfpZIr44

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.