Mid Ka Mid Afarta Musharax ee Soo Baxay oo Tanaasulay

Muqdisho – (warsoor) – Doorashadda madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa hadda tartankii sii kululaatay ayaa hadda waxay gaadhay in gasho marxaladdii ugu adkayd, waxaana hadda shaaca ka qaaday inuu iscasilay ra’iisal Wasaaraha xilkiisu dhamaaday ee Cumar Cabdirashiid.

Cumar Cabdirashiid oo lagu soo dhaweeyey codbaahiyaha ayaa xildhibaanadda hortooda ka sheegay maadaama uu noqday xildhibaankii ugu codka hooseeyey inuu go’aansaday inuu tanaasulo, waxaanu sheegay in arkayo sida uu jawigu yahay iyo halka loo socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.