Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Soo saartay Jadwalka Maxkamadaha Degmooyinku ku Ansiximayaan Natiijada Doorashada 20-ka Degmo Doorasho

HARGEYSA – (WARSOOR) – Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa Soo saartay Jadwalka Maxkamadaha Degmooyinku ku Ansiximayaan Natiijada Doorashada 20-ka Degmo Doorasho ee Dalka , Waxa aanu Gudoomiyuhu sheegay inaanay jirin Cabasho ka Timid golayaasha degaanka oo Shuruudaha buuxisay Sida darteenta ay Wasaarada Arimaha Gudaha u gudbiyeen Jadwalka dhaarinta Golayaasha Degaanka Cusub.