Masuulyiinta Xisbiga Waddani Ee Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May Oo Kulan La Yeeshay Haween Weynaha Degmooyinkaas

Hargeysa  – (warsoor) – Masuulyiinta xisbiga Waddani ee  ka soo jeeda degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31  May ayaa waxaa ay  habeenkii xalay ahaa ay kulan is xogwareysi ah la yeesheen haween weynaha labadaas degmo

Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen sidii loo dardar galin lahaa tageerada xisbiga Waddani ay u hayaan dadka ku nool labadaasi degmo isla markaana  meel looga soo wada jeesan lahaa

Dhinaca kale haweenka ka soo jeeda Degmooyinka 31 May iyo Axmed Dhagax ayaa waxaa ay cadeeyeen in ay taageero buuxda la garab taagan yahiin xisbiga Waddani isla markaana ay tureen heeryadii xisbiga Kulmiye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.