Madaxweyne Muuse Biixi oo Amar ku bixiyey Dhamaystirka Khilaafkii Wasaarada Warfaafinta

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Kormeer Kadis ah ku Tegay Xarunta Wasaarada Warfaafinta ayaa Mas’uuliyiinta Sare ee Wasaaradaasi ku amray Dhamaystirka Khilaaf soo Kala dhex galay Maamulka Wasaaradaasi iyo Tiro door ah oo ka mid ah Labeenta hawl wadeenada Wasaaradaasi.

Halka ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.