Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ka Qayb-galay xuska maalinta dhalinyaradda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Saylici ayaa ka qayb-galay xuska maalinta dhalinyaradda Somaliland oo ka dhacday magaaladda Hargeysa, waxaanu hambalyo u diray guud ahaan dhalinyaradda Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka oo soo gunaanaday munaasibadan lagu xusaayey dhalinyaraddda Somaliland ayaa siyaasiyiinta kula taliyey in aan loo baahnayn in dhalinyaradda yooyoontan siyaasadeed lala hor imanin munaasibadaha caynkan oo kale ah, balse arimahaasi ay leeyihiin fagaarayaal cid waliba ku soo bandhigto waxqabadkeed.

Halkan ka daawo khubadda madaxweyne ku-xigeenka Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.