Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Furay Shir Hawleed Lagaga Doodaayo Xadaynta Dhulka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta furay shir hawleed laga doodaayo xadaynta dhulkan shirkan oo ay soo qaban-qaabisay akadeemiyadda horumarinta Nabad-galyadda.

Shirkan oo socon doona muddo laba maalmooda waxaa waxaa laga hadli doonaa sidii waxa looga qaban lahaa dhibaatooyinka dhulka ka taagan iyo sidii xal wax laga qabanaayo looga soo saari lahaa.

Shirkan waxaa ka soo qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, xubno golaha wasiiradda ka tirsan, badhasaabo, maayaradda magaalooyinka waaweyn ee dalka iyo xubno kale oo ka socday qaybaha kale ee bulshadda.

Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay Telefishanka Star TV:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.