Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan Boorama ayaa Kulan la qaatay Waxgaradka iyo Culimada

Boorama – (WARSOOR) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan madaxda heer gobol, iyo mid degmo ayaa kulan lagaga hadlayo Nabad-galyadda iyo horumarka gobolka Awdal sidii loo xoojin lahaa la qaatay waxgaradka, culimadda iyo aqoon-yahanka ku dhaqan magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama