Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Boqorka Sacuudiga

Sacuudi Carabiya – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Khamiiisti Boqortooyadda Sacuudiga, waxaanu kulan toos ah la qaatay Boqor Cabddalla.

Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehelinaayey madaxa ka tirsan dawladda federaalka ayaa waxaa magaada Riyaada loogu soo dhaweeyey si meeqaamkeedu sareeyo.

Madaxweynaha Soomaaliya iyi weftigiisa ayaa la filayaa inay kulamo gaar gaar ah la yeeshaan madaxda iyo amiiradda ka taliya boqortooyadda Sacuudiga.

Safarkan ayaa noqonaya safarkii koowaad ee madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uu ku tago dalka dibadiisa tan iyo markii xilka loo dhaariyey 22 February 2017.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.