Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatay Madaxda Maamulka Jubbaland

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland.

Kulanka ayaa waxa looga hadlay arimaha amaanka gaar ahaan xureynta degmooyinka weli gacanta ugu jiro kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab iyo sida ugu fudud ee looga xoreyn karo deegaanadda ay gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab.

Sidoo kale kulanka ayaa diirada lagu saaray siddii loo xoojin lahaa wada shaqeyntaha Hay’addaha Dowladda kuwa Federaalka ah iyo kuwa Maamul Goboleedka Jubballand, waxayna Dowladda Soomaaliya balanqaaday in ay si buuxdo u garab taaganaato maamul Goboleedyadda.

Dhanka kale Madaxweyane Maxamed Cabdilaahi farmaajo ayaa xalay kormeeray guud ahaan jawiga Magaalada Kismaayo asagoo dhax galay bulshadda ku dhaqan Magaalada Kismaayo isla markaana la sheekeystaty dhalinyaro ku fiidsanaayey mid ka mid ah Maqaayadaha Magaalada Kismaayo si uu wax badan uga ogaado dareenka Shacabka ku dhaqan magaaladda Kismaayo.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.