Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay Kismayo

Muqdisho – (warsioor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha Dalka ayaa halkaasi kula kulmi doona madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland iyo masuuliyiin kale.

madaxweynaha_somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa lagu wadaa inuu sidoo kale la kulmo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamanka Cusub ee halkaasi lagu doortay dhowaan, isagoo kala hadli doono marxaladda kala guurka ee uu Dalka marayo iyo sidii ay u gudan lahaayeen waajibka ka saaran badbaadinta Dalka Qaranka.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.