Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Guddida Doorashooyinka Dadbad ee Xeer Federaal

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa.

Somalia_president

Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin:

  1. Cumar Maxamed Cabdulle
    2. Mustaqiim Wayd
    3. Maxamed Kaynaan
    4. Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel)
    5. Nafisa Geeddi Santuur
    6. Maxamed Cali Diiriye
    7. Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye
    8. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf
    9. Saciido Maxamed Musciid
    10. Aweys Abuukar Sokorow
    11. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac
    12. Burhaan Cilmi Xirsi
    13. Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib
    14. Cabdulllaahi Cali Aadan Garoon
    15. Salaad Cali Ibraahim Catoos
    16. Aadan Cabdinaasir Maxamed
    17. Cabdullaahi Salaad Yarow
    18. Yaasiin Cabdi Jaamac
    19. Axmed Maxamed Saciid
    20. Fardowsa Maxamed Ducaale
    21. Aamina Cabdullaahi Dheeroow
    22. Raaxo Maxamed Janaqow

Waxaa la baabi’iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub.

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan iyo jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.

Xigasho

Sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.