Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Ciidamo Jubbalandna oo dhamaystay tababar

Kismaanyo – (warsoor) – Madaxweynaha Dawladda federaalka ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamud oo ku sugan magaaladda Kismaanyo ayaa maanta ka qayb-galay tababar loo soo xidhay ciidamadda maamul goboleedka Jubbaland.

Taliyaha qaybta 43-aad ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa warbixin ka siiyey madaxweyne Xasan Sheekh Noocyadda tababaradda ee ay qaateen ciidamadu iyo guud ahaan xaaladda ciidamada ay ku sugan yihiin.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray ciidamada dhamaystay tababarka isku dhaf ciidamada xooga dalka Soomaaliyee. Waxaanu sheegay in ciidamadda loo baahan yahay in difaacaan dalka. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in dawladdu ku dadaali doonto sidii loo dhamaystiri lahaa baahiyaha kala duwan ee ciidamadda.

ciidan-ok-640x427

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.