Madaxweynaha Somaliland oo Safar Gaar ah Ugu Kicitimay dalka Turkiga

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Cigaal International ee magaaladda Hargeysa.

Madaxweynaha ayaa dalka Turkiga ku sugnaan doona muddo todobaad, safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu yahay safar shaqsi ah oo uu madaxweynuhu go’aansaday inuu ku soo qaato dalkaasi turkiga.

DSC_0095 DSC_0002

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.