Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Digreeto madaxweye oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Xuseen Dayr ayaa maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Siilaanyo uu ku magacabay guddida sare ee Jaamacadda Hargeysa.

madaxweynaha_somaliya

Digreetadan madaxweynaha ayaa lagu magacaabay 11 xubnood oo iskugu jiraa wasiiro, ganacsato, masuuliyiinta hayaddo madax bannaan, maayar caasimadda, culimo iyo masuuliyiin kale.

Digreetadan madaxweynaha ayaa u dhignayd  sidan:

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu JSL/M/XERM/249-4264/092016 tahay ku magacaabay Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu dhaqangeliyey oo uu saxeexay wax ka bedelka iyo kaabista ay Jaamacada Hargeysi ku samaysay xeerka Jaamacada.

Madaxweynuhu:

Markuu Arkay:                                  Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Tixgeliyey:                         Ahmiyadda Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa u leedahay dhismaha Qaranka;

Markuu Ku Qancay:                        In la beddelo Guddidii hore ee muddada dheer soo shaqaynaysay;

 Markuu Arkay:                                 In baahi loo qabo Magacaabidda Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa);

Wuxuu go’aansaday:

In uu magacaabo Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood oo faahfaahintoodu hoos ku xusan tahay:  

  1. Mudane, Cabdi-samad Cumar Maal                 Garyaqaanka Guud (Guddoomiyaha Guddida).
  2. Nafiisa Yuusuf Aw Muxumed                             Negaad (Guddoomiye Ku-xigeen Guddida).
  3. Abdillaahi Ibraahin Habane                               Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare.
  4. Cali Cabdillaahi Daahir                                        Madaxa ICT Commission-ka.
  5. Liibaan Ismaaciil Maxamuud                              Guddida Xuquuqal Iinsaanka.
  6. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid                     Duqa Caasimadda Hargeysa.
  7. Maxamuud Yuusuf Muuse                                    Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa.
  8. Maxamed Faarax Xirsi                                          Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta.
  9. Cabdirashiid Maxamed Siciid                              Ganacsatada
  10. Cabdikariin Maxamed Iid                                     Ganacsatada                      
  11. Suldaan Axmed Daahir Muuse                             Culimada 

 Guddidu waxay xilkooda u gudan doonaan si waafaqsan Shuruucda Dalka iyo Xeerka Jaamacadda Hargeysa”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.