Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Odayga Ruug-cadaaga Ah Ee Cumar Carte Qaalib

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa, siyaasigan oo wakhti dheer ku soo jiray saaxadda siyaasada, door weyna ku lahaa dib u dhiskii dalka Somaliland, ayaa sidoo kale qayb ka ahaa hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee ururada siyaasada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii ururadii wakhtigaasi la aas-aasay ee u tartamay xisbiyada qaranka Somaliland.

 

Naasir Yuusuf Daahir

Director of the Presidential Media Department

Hargeisa – Republic of Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.