Madaxweynaha Somaliland oo Fariin Culus u Diray Maamulka Farmaajo

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa khudbad ka jeediyey munaasibadii ka dib markii uu soo laabtay safar shaqo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Gini.

Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi ayaa ka fac celiyey weeraro diblomaasiyadeed oo maamulka Farmaajo uu ku weeraray meeqaamkii sare ee lagu soo dhaweeyey weftigii madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Gini.

Halkan ka daawo khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.