Madaxweynaha Somaliland oo dalka Dib Ugu Soo Laabtay Saaka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo oo fasax gaaban ku tagay dalka boqortooyadda Ingiriiska ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Madaxweynaha oo 18 February ka dhoofay dalka ayaa in muddo bilk u dhow ku nasanaayey magaaladda London.

Madaxweynaha oo saaka ka soo dagay madaarka Cigaal International ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, gudoomiyaha xisbiga KULMIYE, saraakiisha sarsare ee ciidamada Somaliland, wasiiro, xildhibaano ka tirsan labadda gole, madax-dhaqameedyo iyo muwaadiin tiro badan oo si farxad leh ku soo dhaweeyey madaxweynaha.

Halkan ka daawo Afhayeenka madaxtooyadda Xuseen Dayr oo ka hadlay safarka madaxweynaha:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.