Madaxweynaha Somaliland iyo Hogaamiyaasha Asxaabta Qaranka oo Tacsi U Diray Ehelka Marxuun Xaaji Cabdiwaraabe

Hargeysa – (warsoor) – Allaha ha u naxariistee waxaa maanta magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Marxuun Xaaji Cabdiwaraabe, oo ku sugntanaa muddo qarni iyo dheeraada sama-talisnimo.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro, Guddoomiyaha Xisbiga UCID enf. Faysal Cali Waraabe, golayaasha Qaranka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda ayaa dhamaantood Tacsi u diray qaran iyo qoyskii uu ka baxay marxuun xaaji Cabdiwaraabe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.