Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Dadweynaha Reer Berbera

Berbera – (warsoor) – Madaxweynaha oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Bebera ayaa salaadii jimce masaajidka weyn ee laguna magacaabo Khaalid Bini-walid kula tukaday dadweynaha reer Berbera. Imaamka Masaajidka ayaa Alle uga baryey inuu cimriga u dheereyo madaxeynaha iyo xukuumadiisa.

Madaxweynaha ayaa gacan qaaday qaar ka mida shacabkii masaajidka kula tukanayey markii salaada laga baxay. Madaxweynaha ayaa mar kasta oo uu u baxo gobolada dalka salaada jimce kula tukada hadba gobolka uu socdaalka ku marayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.