Madaxweynaha Puntland oo Magacaabey Wasiir iyo Wasiir Ku Xigeen

Garowe – (warsoor) – Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Daahir Xaaji Khaliif u Magacaabay Wasiirka Wasaaaradda Beeraha Iyo Waraabka Dowlada Goboleedka Puntaland.

Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud u Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

 

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.