Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley Aabhihii dhalay caruurtii daadku qaaday

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.