Madaxweynaha oo dalka ku soo laabtay iyo warbaahinta oo ay la hadleen wasiirka Biyaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Hargeysa – (warsoor) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hogaaminaayey oo todobaadkan safar shaqo ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha waxaa soo dhaweeyey  madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Gudoomiyaha Kowaad ee golaha wakiilada Somaliland, Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo masuuliyiin kale.

Soo dhaweynta madaxweynaha ka dib waxaa warbaahinta shir jaraa’id u qabtay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe iyo wasiirka biyaha Mudane Saleebaan Cali Koore waxaanay warbixin ka siiyeen warbaahinta wixii uga soo qabsoomay safarkii madaxweynaha:

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.