Madaxweynaha Muuse Biixi oo Ka Warbixiyey Shaqooyinka u Qabsoomay muddadii uu Xilka Hayey iyo Hawlaha u Qorshaysan

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa waraysi gaar ah siiyey Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da, waraysigan ayaa madaxweynaha lagu waydiiyey su’aalo la xidhiidha hawlaha u qabsoomay muddadii yarayd ee xukuumaddu xilka haysay iyo waxaa u qorshaysan.

Waraysigan waxaa qaaday wariye Barkhada Maxamed Kaariye, waydiimaha uu waydiiyey madaxweynaha waxaa ka mid ahaa:

  1. Ma jirtaa magacaabis ka dhiman xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse
  2. Maxay yeelayaan dadka xukuumaddii hore la soo shaqeeyay ee wali xilalka haya? Miyaa la beddelayaa?
  3. Maxay gaar uga wada hadleen Madaxweyne Muuse iyo hoggaamiyayaasha dalalka Jabuuti iyo Itoobiya?
  4. Maxaa keenay in madaxweyne Muuse safarkii ugu horreeyay ugu baxo Jabuuti?
  5. Sidee ayuu madaxweynuhu ugu talogalay jihaynta dhallinyarada?
  6. Maxaa keenay in xeerarka qaarkood, sida ka Booliiska iyo Saxaafadda, loo fulin waayay?
  7. Maxaa qorshe ah xidhiidhka Somaliland iyo Somalia?
  8. MAXAA UGA MEEL YAALLA MADAXWEYNAHA KALA-XADAYNTA MAAMULKA DAWLADNIMO IYO QOYSKIISA?

Halkan ka daawo waraysiga:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.