Madaxweynaha “Macallimiintu waxey aas’aas adag u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya”

Muqdisho – (Warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 November .

Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey macallimiinta Soomaaliyeed doorka ay ka qaataan horumarka dalka iyo qaabeynta nolosha carruurta Soomaaliyeed. Sidoo kale Madaweynaha ayaa sheegay in macalimiinta Soomaaliyeed dalkaan ka soo gudbiyeen qatar loogu jiray in dalka laga waayo goobo waxbarasho iyda oo lagu jiro xiliyo adag oo uusan dalkaan lahayn nidaam dowladnimo .

Madaxweynahu waxuu yiri “Macallimiintu waxey aasaas adag u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya oo helay waxbarasho tayeysan, oo ay ka hortageen fikirka xagjirka ah, isla markaana ay diyaar u yihiin inay bulshada ku hoggaamiyaan nolol wanaagsan.”

hasan-sheekh-640x427

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha ayaa ammaanay doorka geesinimada ah ee macalimiinta Soomaaliyeed oo ay uga qeyb qaadanayaan in carruurta Soomaaliyeed in laga wacyigeliyo fikirka.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.