Madaxweynaha Jubbaland oo soo magacaabay xubnaha Jubbaland ugu mid noqonaya guddiyada doorashooyinka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya duddiyada Doorashooyinka heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Hoos ka eeg Xubaha Jubaland uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.