Hargeysaย – (warsoor) โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo kormeeray suuqyadda waaweyn ee magaaladda Hargeysa, waxaana si weyn us oo dhaweeyey dadweynaha iyo ganacsatadda ku sugnayd goobihii uu ka booqday suuqyadaas.
Halkan ka daawo muqaalka kormeerka madaxweynaha ee Suuqyadda magaaladda Hargeysa:
ย