Maayorka Degmada Baligubadle Oo ka Warbixiyey Qorshayaashii Horumarineed ee U Qabsoomay  

Baligubadle – (warsoor) – Maayorka Degmada Baligubadle Cabdi iimaan jaamac Oo Maanta Shir Jaraa”id ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa waxaa uu ka Warbixiyey Waxyaabihii u Qabsoomay Mudooyinkii u Dambeeyey Dowlada Hoose ee Baligubadle.
Halkan ka daawo:
https://youtu.be/vAvf7v64y8Q

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.