Maaxweynaha JubaLand oo magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad iyo labaad

Kismaayo – (warsoor) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu magacabay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad iyo Madaxweyne kuxigeenka labaad ee maamulka Jubbaland.

Madaxweyne ku xigeenka koowaad waxaa loo magacaabay Mudane Maxamuud Siyid Aadan halka Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland mar kale  loo magacaabay Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga dheere  oo hore xilkaasi u hayay.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu wadaa dhwaan in uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada cusub ee uu yeelan doono maamul goboleedka jubaland.

Sheekh_Axmed_madoobe7

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.