Maareeyaha Wakaallada Biyaha oo hortagay Gudi-hoosaadka khayraadka iyo deegaanka ee Golaha Wakiillada Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Maareeyaha Wakaallada Biyaha ee Hargeysa, Maxamed Cali Daarood, ayaa hortagay Gudi-hoosaadka khayraadka iyo deegaanka ee Golaha Wakiillada Somaliland.

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, ayaa warbixin ka siiyey Guddida Khayraadka Biyaha ee Golaha halka ay marayso qorshaha biyo balaadhinta Hargeysa, isaga oo Maareeyuhu y sheegay guddida in ay meel wanaagsan marayaan qorshaha biyaha lagu soo gaadhsiinayo Caasimadda.

Xubnaha Guddida Khayraadka ayaa iyagu su’aalo ku saabsan mashruucan weydiiyey Maareeyaha Wakaaladda Biyaha