Maareeyaha Guud ee Hayada Duulistaiyo Madaarada JSL, oo magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay madaxda Hayada iyo Madaarka Cigaal

HARGEYSA – (WARSOOR) – Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimadu waxa loo sameeyay qaab dhismeed maamul ( Organization structure ) kaas oo waafaqsan xeer Lr 70 2017, isla markaana la jaanqaadaya hayadaha duulimaadada caalamka ( Civil Aviation Authorities) iyo madaaraada caaalamka , taas oo ay iska kaashadeen hayada shaqaalaha Dawlada.Isaga oo tix raacaya qaab dhismeedka cusub ee Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimada , ee dhawaan soo baxay , Maareeyaha Guud ee Hayada Duulista iyo Madaarada JSL, Mudane Cumar Sayid Cabdilahi Aadan wuxuu magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay agaasime waaxeedyada iyo maamulka madaarka caalamiga ah ee Cigaal.Laba wareegto oo ka soo baxay xafiiska maareeyaha maanta, oo ay taariikdhu tahay 01 /08/2021 ayuu ku magacaabay saraakiishan hoos ku qoran.

Xarunta Hay’adda Duulista & Madaaarada Jsl Magaca Xilka

01: Cabdi xakiim Maxamuud Axmed Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo lacagta Director of Admin and Finance

02: Aniisa Maxamed Xuseen Agaasimaha Waaxda QorshayntaDirector of Planning, Policy and Strategy

03: Mukhtaar Abdisalaan Xasan Agaasimaha waaxda Duulimaadyada iyo nidaamintaDirector of Civil aviation and Regulation

04: Maxamed Xuseen Jaamac Agaasimaha Hagida iyo hawadaDirector of Navigation and Airspace

05: Cismaan Maxamed Cabdi Agaasimaha Waaxda Cududa ShaqaalahaDirector of Human Resource

06: Cabdikariim Maxamed Biixi Agaasimaha Waaxda Madaarada JSLDirector of Airports

07: Xamse Aadan Cali Agaasimaha Waaxda TiknoolajiyadaDirector of Information Technology

08: Ibraahim Xuseen Muuse Hantidhawraha Gudaha ee Hayada Internal Auditor for CAAA.

09: Nageeye Maxamed Xasan Wakiilka mashruuca madaarka BerberaBerbera PIU Coordinator

Madaarka Hargeysa

Magaca Xilka Waaxda

01: Axmed Maxamed Carab Maamulaha Madaarka Hargeysa W. Madaarada

02: Khadar Jirde Siciid M/Xigeenka Madaarka Hargeysa W.Madaarada

03: Kayse Cabdi Giire Madaxa Hawlgalinta M.Hargeysa W. Madaarada

04: Maxamed C/llahi Caarshe Madaxa Dabdamiska (RFF) W.Madaarada

05: Khaalid Xasan Cabdi Madaxa amniga madaarka (AV security) W.duulimaadada

06: Amiin Maxamed Aadan Ku xigeenka Madaxa amniga W.Duulimaadyada

07: Safiya Ibraahim Gamuute Madaxa AIS W. Hagida iyo hawada

08: Maxamed Cabdi Muumin Madaxa ATC W. Hagida iyo Hawada

09: Aadan Xasan Maxamed Madaxa Saadaasha (Met) W.Hagida iyo Hawada

10: Cismaan Ibraahim Cabdi Madaxa cududa shaqaalaha W.Cududa Shaqaalaha

11: Xamda Maxamed Yuusuf Madaxa Biilasha ( Head of billing) W.Maamulka

12: Samiira Muuse Cabdi Madaxa xisaabaadka W.Maamulka

13: Sahra Cabdi Guuleed Khasnajiga Madaarka Cigaal W.Maamulka

14: C.casiis Maxamed Xaashi Madaxa VIP yada Madaarka Cigaal

15: Maxamed Abiib Aadan Madaxa Parking Madaarka Cigaal

16: Cabdi Cumar Ismaaciil Madaxa Nadaafada Madaarka Cigaal

17: Faysal Jaamac Maxamed Beeraha iyo dayactirka Madaarka Cigaal

18: Muniir Maxamed Cali Madaxa CCTV and Sound Madaarka Cigaal

19: Asad Ibrahim Aadan Madaxa Adeega (Customer care) Madaarka Cigaal

20: C/Risaaq Saleebaan Cashuur Madaxa laydhka garoonka Madaarka Cigaal

21: C.fataax Xasan Daauud Madaxa ilaalinta dhaqdhaqaaqa gudaha & dibada madaarka (Apron & land side control officer.

Madaarka Cigaal