Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Wadda Hadlay Amaanka Gobolka

Muqdisho – (warsoor) – kulan looga hadlayay amniga gobolka Banaadir oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha gobolka Banaadir isla markaana ay ka qayb galeen taliyaasha ciidamada Amniga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

kulanka ayaa looga hadlay dar-dar gelinta amniga Caasimadda iyo in falal ammaanka Magaalada tan iyo markii ay curatay bisha barakeysan ee Ramadaanka iyadoo goobta lagu soo bandhigay Qorshayaal cusub oo ammaanka lagu adkeynayo.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo kulanka kaddib la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in uu garab istaagi doono ciidamada amniga Gobolka Banaadir  kulan kaanna uu yahay mid muhiim ah todobaadkii marna la qaban doono.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.